Ciidamada Puntland oo sheegay iney dileen 15 ka tirsan Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

War ay soo saareen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Puntland (PSF) ayay ku sheegeen in maanta ay hawlgal qorshaysan ku dileen in ka badan 15 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Qoraalka ayaa lagu sheegay in hawgalkan oo laga fuliyay buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari mudadii uu socday Al-shabaab looga sifeeyay degaannada; Madarshoon, Karin-xagarood … Continue reading Ciidamada Puntland oo sheegay iney dileen 15 ka tirsan Al-Shabaab (Daawo Sawirro)